Skip to main content

Xarumaha Codbixinta

Xarumaha codbixinta ayaa diyaar u ah inay diiwaan geliyaan codbixiyeyaasha cusub, cusboonaysiinta diiwaanka codbixiyaha ee hadda jira, helida kaarka diiwaan gelinta codbixiyaha iyo inay caawinaad siiyaan codbixiyeyaasha u baahan caawinaadda si ay u buuxiyaan warqaddooda codbixinta. Shaqaalo tababaran iyo qalab gaar ah ayaa diyaar u ah si gacan looga siiyo codbixiyeyaasha naafada ah in ay codkooda u dhiibtaan si qarsoon, codbixin madax banaan.

Renton

Waaxda Doorashooyinka Degmada King

919 SW Grady Way
Renton, WA 98057

Saacadaha shaqada
Maalmaha shaqada, Abriil 2 – Abriil 21, 8:30 a.m. – 4:30 p.m.
Maalinta Doorashada, Abriil 22, 8:30 a.m. – 8:00 p.m.

Tilmaamaha sida loo tago Waaxda Doorashooyinka Degmada King


Related Topics

expand_less