|
121
Waxay u adeegtaa Burien, magaalada hoose Seattle
|
Burien Xarunta gaadiidka dadweynaha ee magaalada hoose Seattle iyada oo loo marayo E Marginal Way.
Dib loo soo celiyay iyo waddo dib loo eegay. Adeegga waxaa la bixiyaa labada jiho inta lagu jiro saacadaha ugu mashquulka badan.
|
|
156
Waxay u adeegtaa Kent, Des Moines, SeaTac, Tukwila
|
Kent Des Moines Station ilaa Southcenter ayadoo sii maraysa
Des Moines iyo SeaTac Station.
Waxaa lagu hormariyay safaro badan maalin kasta oo todobaadka ah. Waxay ku xiriirin doontaa tareenka fudud ee Link Kent Des Moines Station oo ay yeelan doontaa wado toos ah ilaa McMicken Heights.
|
|
164
Waxay u adeegtaa Des Moines, Kent, Auburn
|
Kent Des Moines Station ilaa Green River College ayadoo sii maraysa Kent Station.
Wado cusub oo joogto ah oo leh safaro badan maalin kasta todobaadka. Waxay badalaysaa qayb kamid ah Wadada 165. Waxay kaga xirtaa tareenka fudud ee Link barta Kent Des Moines Station. Safarada qaar waxay noqonayaan Wadada 166 safarada rakaabka u socdaalaya goobo ka baxsan Kent Des Moines Station.
Eeg sida ay u shaqeyn doonaan waddooyinka 164 iyo 166
|
|
166
Waxay u adeegtaa Des Moines, Normandy Park, Burien
|
Kent Des Moines Saldhigga loo socdo Burien Xarunta gaadiidka dadweynaha iyada oo loo marayo Des Moines iyo Normandy Park.
Waddo cusub oo soo noqnoqda oo leh safarro badan maalin kasta oo toddobaadka ah. Waxay badalaysaa qayb kamid ah Wadada 165. Waxay kaga xirtaa tareenka fudud ee tareenka fudud ee LinkKent Des Moines Station. Dhamaan safaradu waxay noqon doonaan Wadada 164 safarada rakaabka u safraya goobo ka baxsan Kent Des Moines Saldhiga.
Eeg sida ay u shaqeyn doonaan waddooyinka 164 iyo 166
|
|
168
Waxay u adeegtaa Kent, Covington, Maple Valley
|
Kent Saldhiga ilaa Maple Valley la marayo Covington iyo Kent East Hill.
Waxaa la hagaajiyay safarro badan inta lagu jiro xilliyada ugu mashquulka badan maalmaha shaqada. Dhammaan safarrada waxaa lagu xiri doonaa safarrada ku jira Khadka 161.
|
|
181
Waxay u adeegtaa Federal Way, Auburn
|
Twin Lakes Park & Ride ilaa Green River College iyada oo loo marayo Federal Way Downtown Station, Outlet Collection Seattle iyo Auburn Station.
Wadada soo noqnoqda oo la hagaajiyay oo leh safaro badan maalin kasta todobaadka. Waxay ku xiri doontaa tareenka fudud ee Link Federal Way Downtown Station.
|
|
182
Waxay u adeegtaa Federal Way
|
Federal Way Downtown Station ilaa NE Tacoma.
Waxaa lagu hormariyay safaro badan maalin kasta oo todobaadka ah. Waxay ku xiri doontaa tareenka fudud ee Link Federal Way Downtown Station.
|
|
183
Waxay u adeegtaa Federal Way, Kent
|
Federal Way Downtown Station ilaa Kent Station ayadoo la sii maraayo Star Lake Station.
Waxaa la hormariyay adeeg cusub oo Axada iyo safaro badan maalmaha shaqada iyo Sabtiyada. Waxay ku xiriirisaa tareenka fudud ee Link barta Federal Way Downtown iyo Star Lake Stations.
|
|
187
Waxay u adeegtaa Federal Way
|
Federal Way Downtown Station ilaa Twin Lakes iyadoo loo mareeyo SW 320th St.
Adeeg laba qeyboodka ee dib loo eegay 320th Street inta u dhaxaysa Federal Way Downtown Station iyo Northshore QFC/Shopping Center. Safaro badan oo maalmaha shaqada iyo sabtida. Waxay ku xiri doontaa tareenka fudud ee Link Federal Way Downtown Station.
|
|
193
Waxay u adeegtaa Federal Way, Tukwila, Seattle
|
Federal Way Downtown Station ilaa First Hill (Seattle) iyadoo loo marayo Tukwila Park & Ride.
Dib loo eegay si loo bilaabo oo ku dhamaado Federal Way Downtown Station. Ka saarida hal safar oo subax iyo hal safar galabtii ah si loo helo baahida u dhigma.
|
|
631
Waxay u adeegtaa Burien
|
Burien Transit Center ilaa Gregory Heights oo sii maraysa Highline Medical Center.
Waxay u adeegtaa Burien.
|
|
902
Waxay u adeegtaa Federal Way
|
Federal Way Downtown Station ilaa South Federal Way
Wadada cusub ee DART. Waxay qeyb ahaan badalaysaa DART Route 901 oo leh safaro badan maalin kasta todobaadka. Waxay ku xiri doontaa tareenka fudud ee Link Federal Way Downtown Station.
|
|
903
Waxay u adeegtaa Federal Way
|
Federal Way Downtown Station ilaa Twin Lakes iyadoo marayo South Federal Way.
Waxaa lagu hormariyay safaro badan maalin kasta oo todobaadka ah. Waxay ku xiri doontaa tareenka fudud ee Link Federal Way Downtown Station.
|
|
RapidRide A Line
Waxay u adeegtaa Federal Way, Des Moines, Kent, SeaTac, Tukwila
|
Federal Way Downtown Station ilaa Tukwila International Boulevard Station.
Waxay ku xiri doontaa tareenka fudud ee Link Federal Way Downtown Station iyo Kent Des Moines Station. Waxay sii wadi doontaa u adeegida Link ee Angle Lake, SeaTac/Airport iyo Tukwila International Boulevard Stations.
|
|
Mashruuca Tijaabada ah ee South Auburn Metro Flex
Waxay u adeegtaa Auburn
|
Goobta cusub ee Metro Flex ee tijaabada ah bixinta adeega la helo marka loo baahdo ee Isniinta ilaa Jimcaha. U adeega goobaha koonfureed ee State Route 18, ee bariga A Street SE, waqooyiga ee White River iyo galbeedka Auburn Way S/Forest Villa Manor. Waxaa kamid ah Auburn Station iyo Riverside High School.
|
|
Tijaabada Federal Way Metro Flex
Waxay u adeegtaa Federal Way, Auburn
|
Goobta cusub ee Metro Flex ee tijaabada ah bixinta adeega la helo marka loo baahdo ee Isniinta ilaa Jimcaha. U adeega Federal Way Downtown Station, Laurelwood ee koonfurta S 288th St iyo West Hill ee koonfurta S 298th St, west of W Valley Highway N, iyo waqooyiga State Route 18.
|
|
Balaarinta Federal Way Link
Waxay u adeegtaa Des Moines, Kent, Federal Way
|
Sadexda boostaajo ee tareenka fudud ee cusub: Kent Des Moines, Star Lake iyo Federal Way Downtown.
|